Skip to content

Jadwalka ballamaha onlaynka ah ee isla maalinta iyo maalinta xigta.

Ilmo soo rididda. Dalbashada.

Daryeelka ilmo iska soo rididda onlaynka ee isticmaalka daawada ee uu dhakhtarku taageero. Ballamaha isla maalinta ah oo lagal helayo. Oo ay ku jiraan soo diridda daawooyinka ee isla maalinkaa* iyo daawooyinka yareeyo xanuunada.

Daryeelka dadyowga afsoomaali ku hadla waxaa laga heli karaa oo keliya Gobolka Washington. Haddii aad daryeelka afsoomaali ku dooneysid oo aad ku sugan tahay gobol kale, fadlan booqo boggeenna macluumaadka.

Authorize.Net Merchant - Click to Verify
LegitScript approved

Waa un sida saxda ah ee laga filaayo.

Waxaan daawooyinka ilmo iska soo rididda sida ugu dhakhsaha badan oo ugu macquulsan uu siina dadka u baahan.

AOD waxa loo dhisay in ay daawooyika ilmo iska soo rididda siiso ​​badi bukaannada ku nool Maraykanka iyada oo sidoo kale dhowrayso xuquuqaha dadka uurka leh ee u baahan ama rabo daryeel qof ahaaneed ee fool ka fool ka ah.

Bukaannadayada badankoodu waxay awoodaan inay ballan qabsadaan isla maalintaas ama maalinta xigta waxaana xidhmadahooda ilma iska soo rididda guriga loogu geeya sida ugu dhakhso badan.

AOD waxay si buuxdo ugu hogaansantaa sharciga, waxayna had iyo jeer leedahay oo ay haysataa dhakhtar shahaado rasmi ah haysta. AOD waxay bixisaa daryeel ilmo soo rididda heerka ugu sarreeya ah sababtoo ah waxaan leenahay khibrad iyo tababar gaar ah oo ku saabsan ilmo soo rididda iyo telemedicine-ka labadaba si ay u hagaan habraacyadeena.

Adeegyada ilmo soo rididda macno weyn ayuu innaga noogu fadhiyaan.

Afar tallaabo fudud.

Ballan onlayn ah.

Buuxi xog-ururin qarsoodi si aad dib ugu eegto ballantaada muuqaal fogaan aragga ah.

Baakad qarsoodi ah.

Qalabkaaga oo wata wax kasta oo aad u baahan tahay waxay ku iman doontaa muddo hal maalin gudahood.

U qaado kiniinyada qaab xirmo ahaan.

Labo mar kala qaado kaniiniga, ka dibna waxyar sug. Daawooyinka casiraad & amp; lalabo ayaa ku jira xirmadaada.

Farrin qoraal oo hubin ah.

AOD waxay kusoo diri doonta fariin hubin oo qoraal ahaan ka dib markaad qaadatid kaniiniyadaada. Taageerada dhakhtarka ayaa la heli karaa 24/7.

Waxa aad u baahan doonto xilliga booqashadaada.

Booqo boggeena su’aalaha inta badan la isweydiiyo si aad wax badan uga ogaato qalabkayaga xisaabiyaha uurka si aad u ogaato muddada aad uurka leedahay.
*Soo dirsta alaabta ee isla maalintaa ah ka hor 5-ta galabnimo ee xilliga Eastern
**Qirashku wuu kala duwan yahay gobol ahaan

Halkee laga helayaa AOD?

California • Colorado • Connecticut • Delaware • Hawaii • Illinois • Kansas • Maine • Maryland • Massachusetts
Michigan • Minnesota • Montana • Nevada • New Hampshire • New Jersey • New Mexico • New York • Ohio • Oregon
Pennsylvania • Rhode Island • Vermont • Virginia • Washington

La hadal dhakhtar

loading...